Xisbi ay hogaaminayaan Madaxda dowlada Somalia oo Muqdisho looga dhawaaqayo

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka xukuumadda Soomaliya Mahdi Maxamed Guleed Qadar ayaa maanta booqday xarunta Guddiga madax banan ee Doorashooyinka Qaranka. Wuxuu sheegay inuu halkaasi u tegay inuu ka soo qaato xeerka axsaabta iyo sharuudaha Diiwaangelinta xisbiyada Siyaasada Dalka, si ay u waafajiyaan Dastuurka iyo sharciga Xisbiga cusub ee madaxda Dowladu ku dhawaaqi doonaan. Xisbiga Nabad … Continue reading Xisbi ay hogaaminayaan Madaxda dowlada Somalia oo Muqdisho looga dhawaaqayo